habaasi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)1. Boor kicin. 2. Neef riman candho keenid; carin; gorin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habaasi ↴
habaasin [m.f.dh]
eeg habaasi.
jimic [m.l]
1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg