habaqle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)1. Socod si kala dambayn ah qofba mar u yimaado. 2. H. ah: dad si kala dambaysa qofba mar u yimaado. 3. Daal ama gaajo la luudidda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habaqle ↴
habaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si habaqle ah u socosho.
habaqleyn [m.f.dh]
eeg habaqlee.
shabaqle [m.l]
Baabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu qaado.
habaq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
H. ku dheh: meel isku tuurid (daal iwm dartii).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg