habdhis-limfeed
(m.l) (-dyo, m.dh)(c.nafl.) Dhuumo shaqadoodu isku xidhantahay, kuwaas oo ka soo qaada hooraha nudaha una gudbiya qulqulka dhiigga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habdhis-limfeed ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg