habeed
(m.dh)Raadka kaadida geelu lugihiisa dambe ku reebto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habeed ↴
habeedi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Isku h.: geel kaadi isku daadin.
habeedin [m.f.dh]
eeg habeedi. ld habeedis.
habeedis [m.l]
ld habeedin.
haylaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax shuban isku habeediyey noqosho.
habe [m.l]
1. Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin. 2. Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg