habeenkahar
(m.l) (-rro, m.dh)

Hooska ay yeeshaan walxuhu subaxnimada hore.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habeenkahar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg