habeennimo
(m.dh.fk)

Waqti habeen ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habeennimo

cawannimo [m.dh]
ld Habeennimo.

dhafar [m.l]
1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro. 3. ld dhafrid.

godkucarar [m.l]
G. ah: dhurwaa iwm oo habeennimo ugaarsi ku daahay oo waagii ku baryey oo baryey oo godkiisii tiigaaya. ld godkuroo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg