habeeno
(m.dh)

Iin araggu yeesho oo si fiican habeenkii aan wax loo arag. ld habeeniso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habeeno

habeeniso [m.dh]
eeg habeeno.

indhahabeeno [m.dh]
Cudur indhaha ku dhaca oo aysan habeenkii si wanaagsan wax u arag.

habee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
H./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg