habiiraq
(m.l)

Socod aayar ah oo si joogto ah hoore u socdo.

habiiraq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Hoore si aayar ah oo joogto ah u socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habiiraq

habiiraqid [m.f.dh]
eeg habiiraq².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg