habiiraqid
(m.f.dh)

eeg habiiraq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habiiraqid

habiiraq [m.l]
Socod aayar ah oo si joogto ah hoore u socdo.

habiiraq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Hoore si aayar ah oo joogto ah u socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg