habjaq
(m.l)Socod cagajiid ah. ld habjaqle.
habjaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Socod cagajiid ah socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habjaq ↴
gebidhaclays [m.l]
Si habjaq ah u socosho. ld gebidhaclay.
habjaqid [m.f.dh]
eeg habjaq².
habjaqle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
ld habjaq¹.
habjaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si habjaq ah u socosho.
habjaqleyn [m.f.dh]
eeg habjaqlee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg