habjaqle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)ld habjaq¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habjaqle ↴
habjaq [m.l]
Socod cagajiid ah. ld habjaqle.
habjaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si habjaq ah u socosho.
habjaqleyn [m.f.dh]
eeg habjaqlee.
habjaq [m.l]
Socod cagajiid ah. ld habjaqle.
habjaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Socod cagajiid ah socosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg