haboon
()eeg habboon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haboon ↴
baawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -weysay)
War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.
quur [m.dh]
1. Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido. 2. Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg