habow
(m.l)

1. Dhumidda laga dhumo jidka toosan. 2. ld haabab. H. ah: qof jidkii toosnaa ka dhumay. 3. H. ah: dad cayr la dalaabay. 4. ld habaabid.

habow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-baabay,-baabtay;-baabi)

1. Jidka toosan ka lumid. 2. Cayrnimo la dalaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habow

dementiya [m.l]
(daaw.) Xaalad cudur oo joogto ah ama muddo dheer socota oo ay maskaxda gabto hawsheeda. Astaamo: xasuus xumo, isbeddel shakhsiyaded, fakar xumo iyo habow, istix geli la'aan.

dhabow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dhab noqosho.

dhaqanhabow [m.l]
1. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.

dhaqanhabow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-baabay, -baabtay; -baabi)
Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.

dhaqanhabowsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dhaqanhabaabay ahaansho.

dhaqanhabowsanaan [m.f.dh]
eeg dhaqanhabowsan. ld dhaqanhabow- sanaansho.

habaab [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-byo, m.dh)
H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow¹ (2).

habaabid [m.f.dh]
eeg habow². ld habow¹.

hab [m.l] (-bab, m.l)
1. Sida wax loo qabto ama loo sameeyo. 2. Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo. 3. ld habid.

hab [m.l] (-bab, m.l)
(nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.

hab [m.dh]
Habsiin.

hab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
1. (f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho. 2. (f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg