habroor
(m.l)

ld habroorid.

habroor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Ilmo macluul ah abaydiminta aan ku habaysnayn darteed ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habroor ↴

habroorid [m.f.dh]
eeg habroor².

habro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-raday, -ratay)
Cid si wanaagsan oo aan hagrasho lahayn wax ugu qabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg