habsaan
(m.l)

1. Daahid qof ka daaho meel laga sugayey. 2. H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey. 3. ld habsaamid.

habsaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Wax dib u dhacay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habsaan

raag [m.l]
1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.

habsaamid [m.f.dh]
eeg habsaan². ld habsaan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg