habsami
(m.dh)

Si asluub iyo maamuus leh oo loo dhaqmo. ld habsamaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habsami

haaneed [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2. Hab wanaagsan, habsami. habsami

habsamaan [m.f.dh]
eeg habsan. ld habsamaansho, habsami.

teelee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
Cunto si habsami leh u qaybin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg