habsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-amaa, -amayd)

Wax si fiican loo farsameeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habsan

habsamaan [m.f.dh]
eeg habsan. ld habsamaansho, habsami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg