habso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Caaryidda ama buuxsamidda badda marmarka qaarkoodka dhaca.

habso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Si aan habsamayn u fariisasho. 2. Ku h.: abaar, cudur iwm si cid u saamayn. Tus. “Abaar baa dalka ku habsatay”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habso

habsasho [m.f.dh]
eeg habso². ld habsad.

hab [m.l] (-bab, m.l)
1. Sida wax loo qabto ama loo sameeyo. 2. Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo. 3. ld habid.

hab [m.l] (-bab, m.l)
(nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.

hab [m.dh]
Habsiin.

hab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
1. (f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho. 2. (f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg