hadaaf
(m.l)

1. Socod tartiib loo socdo. 2. ld hadaafid.

hadaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Socod tartiib ah socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadaaf

hadaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley tartiib u wadid.

hadaafid [m.f.dh]
eeg hadaaf². ld hadaaf¹ (2).

hadaafin [m.f.dh]
eeg hadaafi. ld hadaafis.

hadaafis [m.l]
ld hadaafin.

shadaaf [m.dh] (-fo, m.l)
1. Galka timirta lagu guro. 2. Gogol yar iwm oo qof leeyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg