hadaaqid
(m.f.dh)

eeg hadaaq². ld hadaaq¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadaaqid

hadaaq [m.l]
1. Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan. 2. Hadal aan micno lahayn. 3. ld hadaaqid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg