hadalbadi
(m.dh)

Dabeecad qof leeyahay oo ah in uu had iyo jeer sheego hadal tiro badan oo aan loo baahnayn. ld hadalbadni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadalbadi

hadalbadni [m.dh]
ld hadalbadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg