hadalhee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-heeyay, -haysay)

1. Wax muhimad gaar ah la siiyo wax ku saabsan sheeggiddiisa ku celcelin. 2. Qof maqan wax ku saabsan sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadalhee

hadalhayn [m.f.dh]
eeg hadalhee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg