hadalsii
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iiyay, -iisay)

Ka h.: Qof in uu hadlo ku qasbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadalsii

wadahadalsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba qof ama in ka badan in ay wadahadlaan isu keenid.

wadahadalsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadahadalsii.

garransii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba qof ama ka badan oo wax isku haya wada hadalsii.

hadalsiin [m.f.dh]
eeg hadalsii.

hadli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka h.: hadalsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg