haddee
(Falkaab | Adverb)

Sidaas darteed; haddaba.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haddee

cagi [m.dh]
1. Wakhtiga markaa la joogo; haddeer; imminka. 2. Meel.

imminka [m.dh.fk]
Goorta la joogo; hadda; haddeer; eegga. ld amminka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg