haddid
(m.l)ld haddidid.
haddid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Cid cabsi gelin. ld handad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haddid ↴
gooddi [m.l]
1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.
haddidaad [m.dh]
Hadal ama ficil cid lagu cabsi gelinayo. ld haddidid.
haddidid [m.f.dh]
eeg haddid². ld haddid¹, haddidaad, handad¹, handadaad, handadid
handad [m.l] (-dyo, m.dh)
. 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
handadaad [m.dh]
Cabsi gelin cid loo gaysto. ld haddidid.
handadid [m.f.dh]
1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg