haddidaad
(m.dh)

Hadal ama ficil cid lagu cabsi gelinayo. ld haddidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haddidaad

gooddi [m.l]
1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.

haddidid [m.f.dh]
eeg haddid². ld haddid¹, haddidaad, handad¹, handadaad, handadid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg