haddidid
(m.f.dh)eeg haddid². ld haddid¹, haddidaad, handad¹, handadaad, handadid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haddidid ↴
haddid [m.l]
ld haddidid.
haddidaad [m.dh]
Hadal ama ficil cid lagu cabsi gelinayo. ld haddidid.
handad [m.l] (-dyo, m.dh)
. 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
handadaad [m.dh]
Cabsi gelin cid loo gaysto. ld haddidid.
handadid [m.f.dh]
1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.
haddid [m.l]
ld haddidid.
haddid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid cabsi gelin. ld handad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg