hadeec
(m.l)

Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec¹.

hadeec
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadeec

hadeecid [m.f.dh]
eeg hadeec². ld hudeecid.

hudeec [m.l]
ld hadeec¹.

hudeec [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld hadeec².

hudeecid [m.dh]
ld hadeecid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg