hadeecid
(m.f.dh)

eeg hadeec². ld hudeecid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadeecid

hudeecid [m.dh]
ld hadeecid.

hadeec [m.l]
Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec¹.

hadeec [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg