hadeysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)

Digsi wax la daboolay noqosho.

hadeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la daboolay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadeysan

hadeysmid [m.f.dh]
eeg hadeysan¹.

hadeysnaan [m.f.dh]
eeg hadeysan². ld hadeysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg