hadhiin
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Afarta haad ee turubka mid ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadhiin ↴
dhadhiin [m.dh] (-nno, m.l)
Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
hadhiino [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qof dhaxalkii uu lahaa la seejijay. 2. Qof wax qabadkiisu aad u yaryahay.
turub [m.l]
Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg