hadhow
(Falkaab | Adverb)

Had dhow, goor aan fogeyn oo soo socota. ld hadhowto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadhow

dhowaan [m.dh]
1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2. (fk) ld dhawaan. Mar dhow; hadhow.

fasas [m.l]
1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.

hadhowto [Falkaab | Adverb]
ld hadhow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg