hadiidid
(m.f.dh)

eeg hadiid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadiidid

hadiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Ku h.: si hunguri weyni ku jirto wax u boobid. 2. Ku h.: si ku celcelis ah qalab aan af lahayn wax ugu goyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg