hadoodilid
(m.f.dh)

eeg hadoodil². ld hadoodil¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadoodilid

hadoodil [m.l]
1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo. 3. ld hadoodilid.

hadoodil [m.l]
1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo. 3. ld hadoodilid.

hadoodil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax har u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg