hadoof
(m.l)

Hadal aan waxba ka jirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadoof

hado [m.dh]
1. Geeri. 2. ld hadaayad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg