hafaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Qof la hafray noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafaran

hafarmid [m.f.dh]
eeg hafaran.

hafar [m.l]
Masabididda wax been ah oo aan cid la siin lagu masabido. ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.

hafar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fray, -fartay; -fri)
Qof wax aan la siin ku masabidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg