hafasho
(m.f.dh)

eeg hafo. ld hafad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafasho

hafad [m.l]
ld hafasho.

harqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qaday, -qatay)
1. Nafley biyo ku hafasho. 2. Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.

qaraq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rqay, -raqday; -rqi)
Biyo ku hafasho. ld qarqan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg