hafid
(m.f.dh)eeg haf².
hafid
(m.f.dh)eeg haf.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafid ↴
dhafid [m.f.dh]
eeg dhaf.
haf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hafidda.
shafid [m.dh]
eeg shaf².
haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.
haf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hafidda.
haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cunto boobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg