hafisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Hilib wax karin carunka looga saaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafisan

hafisnaan [m.f.dh]
eeg hafisan. ld hafisnaansho.

hafis [m.l]
ld hafin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg