haftee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)

Nafley aad u cayrin si ay u xiiqdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haftee

haftayn [m.f.dh]
Eeg haftee. ld hafteys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg