hagaagsasho
(m.f.dh)

eeg hagaagso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagaagsasho

samayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax hagaagsasho.

suubso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax hagaagsasho. 2. Wax samaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg