hagaasi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley korriimo xumo dhaxalsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagaasi

hagaas [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. H. ah: xumaanshaha korriimada hore ee ubadka nafleyda. 2. ld hagaasid.

hagaasid [m.f.dh]
eeg hagaas². ld hagaas¹ (2).

hagaasin [m.f.dh]
eeg hagaasi.

raboosh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Nafley koritaan ku hagaasid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg