hagabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Aragti yari awgeed tartiib u socosho. 2. Wax aan la garanayn ka hadlid. ld hakabso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagabso

hagabsasho [m.f.dh]
eeg hagabso. ld hagabsad, hagabsi, hakabsad, hakab-sasho, hakabsi.

hakabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld hagabso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg