hagagid
(m.f.dh)

eeg hagag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagagid

hagag [m.l]
Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.

hagag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax laysku ogaa inkirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg