hagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Wax la hagay ahaansho (awr).
ku/igu dhagan*
ka hadlaya qof ama wax siiba si qosol ahaan ah. ka maadaysi. Dirisle ayaa maanta ku dhagan daawasho cusub oo Cali soo dhigay Youtube-ka. Dirisle ayaa ku dhagan daawashada aan soo dhigay kanaalkeyga.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagan ↴
hagnaan [m.f.dh]
eeg hagan. ld hagnaansho.
hag [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla.
hag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Qof indho la'hoggaamin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg