hagarbax
(m.l)

1. Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto. 2. ld hagarbixid.

hagarbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagarbax

hagarbixid [m.f.dh]
eeg hagarbax². ld hagarbax¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg