hagarbixid
(m.f.dh)

eeg hagarbax². ld hagarbax¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagarbixid

hagarbax [m.l]
1. Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto. 2. ld hagarbixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg