hagardaamo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Dhibaato cid aan ka digtoonayn lagu sameeyo. ld hagardaanyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagardaamo

hagardaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay,-maysay)
Cid hagardaamo ku samayn.

hagardaanyo [m.dh]
ld hagardaamo.

qataysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Cid wax ka qadin. 2. Cid dhibaato iyo hagardaamo gaarsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg