hagardaanyo
(m.dh)ld hagardaamo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagardaanyo ↴
hagardaamo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhibaato cid aan ka digtoonayn lagu sameeyo. ld hagardaanyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg