haghag
(m.l)Iin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.
haghag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)ld haghaglee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haghag ↴
haghagid [m.dh]
ld haghaglayn.
haghagle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof hadalka shigshiga; shigshigow.
haghaglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Shigshigid. ld haghag².
haghagleyn [m.dh]
eeg haghagaglee. ld haghagid.
haghago [m.dh]
ld haghag¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg